Xaalad adag oo soo wajahday Shidaalkii laga helay dhulka Soomaalida Itoobiya

Shirkadaha shidaalka ayaa shaqaalahooda kala baxay dhulka Soomaalida Itoobiya, kadib shaqaaqooyinkii dhowaan ka dhacay degaanadaasi oo keenay xaalado amni darro iyo hubanti la’aan ah. Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa Magaalada Adis ababa ayaa qoray in Shaqaalaha oo u badan Shiinees la geeyay Magaalada Adis ababa, iyadoo sababta lagu sheegay amniga gobolka Soomaalida Itoobiya … Continue reading Xaalad adag oo soo wajahday Shidaalkii laga helay dhulka Soomaalida Itoobiya